Duqa magaalada Muqdisho oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdissho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa dhaliilay nidaamka loo maray dhismaha Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Cumar Filish ayaa sheegay in dhismaha aqalka sare markiisii hore loo maray nidaam sharci daro ah , waxa uu xusay in Aqalka sare dhismihiisa uu ku yaal Dastuurka balse kan … Continue reading Duqa magaalada Muqdisho oo Weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare